Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro).
- Diyaaradda sidda Janaasada Sheekhu waxa ay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal ku soo beegan tahay duhurka. Toos ayaa loo gaynayaa halka lagaga tukanayo oo ah Xabaalaha BAQIIC.
- Guddida qabanqaabadu waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan dadka ka soo qaybgelayaa salaadda Janaasada in ay sii tagaan Xabaalaha BAQIIC.
- Dhammaan wufuud iyo marti ka yimi Gobolada iyo daafaha dunida waxa ay la xidhiidhayaan guddida qaabilaadda Wufuuda. Magacyada iyo telefoonadoodu waa kuwan:
Sh. Maxamed Aadan Cadhoole – 063 4426592; Sh. Ciise Maxamuud Cabdillaahi – 063 4466777; Sh. Cabdiraxmaan Aw Axmed Cabdi – 063 4427097; Cabdiraxmaan Dhakaar – 063 4446747; Maxamed Maxamuud Maal – 063 4426042; Cumar Xaaji Xuseen Cumar Xaashi 063 4000055/063 4400055.
Illaahay ha u naxariisto Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro).
Waad Mahadsan tihiin