Mustaqbalka William Saliba Ee Arsenal Wax ka Ogow

Tababaraha kooxda Arsenal Michael Arteta ayaa go’aamiyay mustaqbalka William Saliba ee garoonka Emirates Stadium, kadib markii la isla dhexmarayay maalmihii ugu dambeeyay in uu baxayo .

Saliba ayaa xilli ciyaareedkii hore amaah kula joogay kooxda reer France ee Marseille, laakiin waxa uu mar kale ku soo laabtay Emirates Stadium dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.

Waxa aynu saxaafaddu ay dhawaan sheegeen in Saliba uu doonayo inuu ka tago Arsenal, maadaama uu doonayo inuu helo fursado ciyaared oo joogto ah, taasoo uu ka maqan yahay Gunners.

“Saliba wuxuu ku jiraa qorshaha, waan ku faraxsanahay inaan arko,” Arteta ayaa yiri sidaas .

“Kubadda cagta damaanad qaad malaha balse ciyaartooyda an aragno  in heerkooda wacan yahay waxa ay ciyaarayaan daqiiqado badan”.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,433FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles