Kulan Dhaxmaray Muuse Biixi iyo Ururada Siyaasada.

“Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay  qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.

Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,433FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles