Ka Hor Kulanka Man United ayuu Darwin Nunez..

Kooxda Liverpool ayaa war xun ka heshay tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee ka hor kulanka Man United ee Salaasada.

Xiddiga cusub ee Liverpool Darwin Nunez ayaa durba dhaawacmay kadib tababarkii ugu horeeyay ee uu la qaatay kooxdiisa cusub.

Xiddiga reer Uruguay ayaa maanta bilowday tababarka buuxa ee kooxdiisa ka hor kulanka Man United ee Salaasada.

Laakiin xiddiga Darwin Nunez ayaa ka baxay tababarka isaga oo aan dhamaysan sabab la xidhiidha dhaawac lugta ah oo soo gaadhay.

Xiddiga ayaa gabi ahaan soo afjaray tababarka kadib markii uu sii wadan kari waayay tababarka sabab la xidhiidha dhaawaca soo gaadhay.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,433FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles