Kulan dhax maray Danjiraha Soomaaliya Ee Serbia Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Dalkaas…

Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Serbia.

Danjiraha ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirka Arrimaha gudaha Dalka Serbia Mudane Aleksander Vulin, labadda dhinac ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga Siyaasadda iyo dhinaca amniga oo aad muhiim ugu ah labada Dal ee saaxiibada ah.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,433FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles