Qoyska Cabdiraxmaan Axmed Cali Oo Booqasho Ugu Tagay Musharax MURASHAX Ciro

“Xubnaha qoyska Reer Axmed Cali ayaa ka koobna jiif caaqilka guud…”

Qoyska Madaxweynihii Koobaad Ee Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Cali Oo Booqasho Mahadnaqa Ugu Tagay Murrashaxa Xisbiga WADDANI.

Qoyska Madaxweynihii koobaad ee JSL Muj: Cabdiraxmaan Axmed CALI ayaa booqday Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed CABDILLAAHI (Cirro)

Booqashadan oo ahayd mahadnaq  ay uga mahadcelinayeen doorkii Murrashax Madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro ka gaystay buugga laga qoray sooyaalkii taariikheed ee Cabdiraxmaan Axmed Cali.

Xubnaha qoyska Reer Axmed Cali ayaa ka koobna jiif caaqilka guud, Xildhibaanka Golaha Wakiillada iyo xubno qoyska reer Axmed Cali ah.

 

Dhawaan ayay ahayd Markii Buug laga qoray Cabdiraxmaan Axmed Cali lagu soo bandhigay Hargaysa, waxaana munaasibada Buugaasi lagu soo bandhigay hadheeyay Buuq dhexmaray Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo Xukuumada oo midba kakale ku eedeeyay inay Munaasibada ay ka duween Marinkeedii.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,432FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles