Ra’iisul Wasaare Xamse oo maanta si rasmi ah uga Shaqa bilaabay Xafiiskiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa kadib markii uu shalay xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ayaa waxa horyaala xiligaan shaqooyin badan oo ay ugu horeyso in uu soo dhiso Gole Wasiiro oo tayo leh wax badan ka qabaTa xaalada dalka uu ku jiro iyo howlaha hortabinta u leh dowladda cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay 15-Bishaan Ra’iisul Wasaare Xabsa Cabdi Barre u Magacaabay Ra’iisul Wasaare iyadoon isla 25-  xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya  ay ansaxiyeen isl shalayna uu xilka la wareegay.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,433FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles