Agaasimaha iyo shaqalaha oo isku duuban, ayaa hambalyo ku aaddan xuska 45 aad ee 27-ka Juun oo ku beegan xiligii xorrnimada Jamhuuriyadda Jabuuti ay ka qaateen gumeystihii Franciska, waxaana uu yiri,
“Waxaan hambalyo u dirayaa guud ahaan Walaalaha reer Jabuuti shacab iyo dowlad, anigoo ugu hambalyeynaya 45 sano guurada kasoo wareegtey munaasabadda maalinta xorriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti oo ku beegan 27Juun1977”