Cristiano Ronaldo Oo Socdo….

Xiddiga kooxda Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa dadka ku dhaw u sheegay in uu diyaar u yahay in uu isaga tago kooxda Man United suuqa xagaagan.

Cristiano Ronaldo Ayaa Man United kula jira heshiis hal sano ah waxana la filayay in uu sii joogo kooxda Man United xilli ciyaareedka cusub.

Laakiin go’aanka Cristiano Ronaldo ayaa is badali kara waliba xiddiga ayaa isaga tagi kara suuqa kala iibsiga xagaaga.

Wargayska Record ayaa sheegay in uu Cristiano Ronaldo diyaar u yahay in uu isaga tago kooxda Man United suuqa xagaagan hadii ay Man United kooxda keeni waydo saxiixyo cusub oo ay ku xoojiso kooxda.

Man United ayaa ku dhibaatoonaysa suuqa kala iibsiga xagaaga iyaga oo aan wax saxiix ah samayn suuqa inkasta oo ay kooxaha premier League sameeyeen saxiixyo cusub.

Sidaas darteed Cristiano Ronaldo ayaa isaga tagi kara kooxda Man United hadii ay kooxdu samayn wado saxiixyo ay ku xoojiso kooxda ka hor xilli ciyaareedka cusub.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,365FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles