Itoobiya waxaa laga saaray suuqa AGOA waxana lagusoo rogay cunaqabatayno halis.

Itoobiya waxaa lagusoo rogay cunaqabatayno halis, waxaana laga saaray suuqa AGOA.

Raisul Wasaaraha dalka itoobiya Abiy Ahmed oo ka hadlayay kulanka gudiga fulinta xisbiga Barwaaqo ayaa yidhi.

Sanadihii lasoo dhaafay waxaan wajahnay caqabado culculus iyo dhibaatooyin dusha laga saaray qaranka itoobiya, waxaa nala saaray cunaqabatayno culculus, waxaa nalaga saaray suuqa ganacsiga ee AGOA, waxaa nalaga joojiyay taageeradii muhiimka u ahayd koboca dhaqaale ee dalka, waxayna baanka aduunka iyo reer galbeedku ka shaqeeyeen in itoobiya loo diido daymaha iyo amaahda.

Waxaas oo dhan oo dhibaato ah hadana 4tii sano ee u danbaysay waxaan soo hoyinay guulo wax ku ool ah, waxaan abid markii u horaysay ka maaranay inaan dibada kasoo dajisano qamadiga, waxaana kor u qaadnay waxsoosaarka beeraha.

#Qore: #Garraadd
#radiosomit_adis_abab

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,365FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles