Romelu Lukaku iyo Ku Biiri Doono Inter Milan Oo La Ogaaday

Kooxda chelsea ayaa u muuqata mid aqbalaysa in uu Romelu Lukaku isaga tagayo kooxda kuna wahahanyahay kooxdiisii hore ee Inter Milan.

Inter iyo chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan wadahadaladii ugu dambeeyay ee lagu dhamaysirayay heshiiska uu Lukaku ugu laabanayo Inter Milan.

Sida laga soo xigtay Football.London, Inter iyo chelsea ayaa ku jira wadahadaladii ugu dambeeyay ee heshiiska amaahda ah ee uu xiddigu uga tagayo Blues.

Tucel iyo milkiilaha kooxda chelsea ayaa haatanba ogolaansho bixiyay in uu Lukaku isaga tago kooxda inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.

Wararka ayaa intaas ku darya in ku biirista Romelu Lukaku ee Inter Milan in ay dhamaystiri doonto bilowga bisha July ee soo socota.

Xiddiga ayaa haatanba isku diyaarinaya in uu u duulo Italy si uu halkaas tijaabada caafimaadka ugu maro isla markaas u dhamaystiro ku biiristiisa marka ay labada kooxood dhamaystiraan heshiiskooda.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,365FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles