Waxa la soo gabo gabeeyay Tababar ku saabsan hal abuurka Waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada…

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa xeray tababar ku saabsan hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada.

36 suxufiyiin ah oo kala socday Warbaahinta gaarka ah, Warbaahinta dowlad goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Warbaahinta Qaranka ayaa tababar ku saabsanaa hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada, waxaana tababarku socday muddo afar maalmood ah 13kii ilaa 16ka Juna, Waxaana 16 ka mid ah ay ahaayeen haween.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,365FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles