“WHO ayaa qirtay in dalalka qaarkood ay been ka sheegeen tirooyinka”
Madaxa Ururka caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegay in tirada kiisaska iyo dhimashada ee cudurka Coronovirus ay labadaba hoos u dhaceen boqolkiiba sagaashan horraantii sannadkan .
WHO ayaa qirtay in dalalka qaarkood ay been ka sheegeen tirooyinka
Xoghayaha guud ee ururuka Caafimaadka adduunka Tedros Adhanom ayaa sheegay in cudurka furuqa daayeerka uu si weyn ugu faafayo caalamka si aan caadi aheyn uuna leeyahay qatar degdeg ah .
1600 oo kiis ayaa haatan la xaqiijiyey oo ka dhacay ilaa afartan dal oo kala duwan waxaana u dhintay 72 qof .
Cudurkan ayaa hore uga dillaacay sida la xqiijiyey qeybo ka mid ah dalalka caalamka.