Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Iyo Ergayga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Ergayga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Somaliya…

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaliya, Ambassador FEI Shengchao.

Ergeyga iyo Safiirka, ayaa ka wada hadlay, sida dowladda China qeyb kaga qaadan lahayd gurmadka ay sida degdegga ah ugu baahan yihiin malaayiinta Soomaaliyeed ee abaaraha daran aafeeyeen iyo ka wada-shaqeynta sidii looga hor tagi lahaa in xaaladdu isku baddeshu macluul.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,365FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles