Mulkiilaha Meherad Ay Fadhiisteen CIRO Iyo XIRSI Oo la xiray…

“xadhigiisa ayaa loo aanaynayaa in ay daba ku hayso booqashadii Madaxda Xisbiga Waddani”

Meherada Sima oo caawa uu ka shaheeyay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaji Xasan, ayay goor dhawayd Ciimadamadda Boolisku waxay Xabsiga u taxabeen Mulkilihii meheradaas Axmed Sayid Haybe Nuur.

Sida uu sheegay Muniir Ahmed Cigal oo ka tirsan Xisbiga Wadddani, Muwaadinkan la xidhay ayaa  ahaa qurbajoog deganaa Waddanka Norway oo maalgashaday Waddankiisa.

Ilaa imika lama oga sababta xabsiga loogu taxaabay, hase yeeshee xadhigiisa ayaa loo aanaynayaa in ay daba ku hayso booqashadii Madaxda Xisbiga Waddani ee meheradiisa fadhiistay iyadoo tageerayaal tirobadan ku soo uruureen goobtay ku sugnayeen.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,365FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles