Xidhiidhka Xirfadlayaasha kubada cagta ee PFA ayaa soo saaray liiska xiddigaha u tartami doona xiddiga ugu fiican xilli ciyaareedkii dhamaadah premier League.
PFA ayaa soo saartay liiska 6-da xiddig ee u tartami doona xiddiga ugu fiican premier League xilli ciyaareedkii dhamaaday.
Waxa Liiska xiddigaha ugu badan ku leh kooxda Liverpool kuwaas oo ku leh 4 xiddig kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu soo qaatay.
Kooxaha Man United, Man City iyo waliba Tottenham ayaa Liiska ku leh min hal xiddig kuwaas oo u tartami doona abaalmarinta.
Xiddigaha u tartamaya abaalmarinta abaalmarinta ayaa la magacaabay maanta kadib markii uu dhamaaday xilli ciyaareedka prmeier League bishii hore.
Xiddigaha u tartamaya abaalmarinta ayaa kala ah Kevin De Bruyne, Harry Kane, Sadio Mane, Cristano Ronaldo, Mohamed Salah iyo Virgil Van Dijk.