Dowlada Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay ka hortaga Cudurka COVID-19.

Shixnaddan ayaa qayb ka mid ah ballanqaadka Maraykanka uu kaga jawaabayo dadaalada caalamiga ah ee lagula dagaalamayo xanuunka COVID-19, isagoo u maraya qaybinta tallaalka COVAX.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,364FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles