Carvalho & Saxiixyada Lagu Dhawaaqay Ilaa Haatan Suuqa Kala Iibsiga.

Inkasta oo uuna suuqa kala iibsiga xagaagu si Rasmi ah u furmin hadana waxa haatanba jira saxiixyo la dhamaystiray isla markaas lagu dhawaaqay.

Kooxaha ayaa dhamaystiri kara saxiixyada xiddigaha ay doonayaan xagaaga laakiin xiddiga ayaa si Rasmi ah u noqon doona xiddig ka tirsan kooxda 1 bisha July ee soo socota.

Hadaba kooxda.com ayaa si Update ah halkan ugu soo bandhigi doonta saxiixyada waaweyn ee ilaa haatan la dhamaystiray suuqa kala iibsiga xagaaga.

1.Fabio Carvalho to Liverpool  Liverpool:

Kooxda Liverpol ayaa ku dhawaaqday maanta saxiixa xiddiga Fabio Carvalho kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Fulham waxana ay ka saxiixatay heshiis 5 sano oo uu ku joogi doono kooxda Liverpool.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,365FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles