Maxakamadda SARE hadday soo SAARTO DOORASHO DHICI MAYSO 13 NOVEMBER 2022 EE URURO CUSUB BAA LA FURAYAA SIDUU MUSE BIIXI SEDDEX JEER KU KHUDBADEEYEY, MAXKAMADDA SARE SHARCIGII WADANKA U YAALLAY WAY BAAL MARTAY OO DISTOORKII SOMALILAND WAY JEBISAY OO XUSBIYO QARAN OO TOBANKII SANO AAN LIISANKOODU DHAMMAAN BAY SAGAAL SANO KA DHIGTAY. MAXKAMADDII SARE SHAQADII BAARLAMAANKA EE UU KA QABAN LAHAA XEER 14 AYEY FARAGELISAY. HADDAY SIDAA YEESHO MAXAKAMAD SARE MA NOQONAYSO MAXKAMAD SARE EE MAXKAMAD HOOSE AYEY NOQONAYSAA OO SIYAASAD BAY GASHAY. WADANKU BUUQ IYO DOORASHO LAAANBUU WADANKU KU DAMBAYNAYAAN IYO QABAAILKU GACANTA ISULA TAGO. DHACDADA U HORAYSA EE DHACDA BUU WADANKU KU KALA YAACAYAA BAARLAMAANKU WUXUU NOQONAYAA BAARLAMAANKII U MUDADA GAABNAA. DISTOORKU MARKAA MAXAKAMAD SARE JEBISO WAA KALA DHAQAAQII U DAMBEEYEY.

BERITO KA MAALIN MAXKAMADDA KALA DIRTAY IYO MADAXWEYNAHA KALA DIRAY XISBIYO QARAN OO DOORASHO MUDAYSAN SUGAYEY, URURO AAN XASAANADBA LAHAYN OON SHACAB SOO DOORANAYN AYAA DOORASHO U DHACAYSAA WAA HABEEN XALAY TEGEY. CAQLIGA MADAXWEYNE MUSE OO SIDUU KU YIMI SII QOYANTAY CAQLIGIISA LAGU DHAQI KARO. MUSE A HUBAAL CUDURKA OUTISM BUU QABAA NOLOSHIISAY KA MUUQATAA IYO DHAQANKIISA. 

HADDII MAXKAMADDA SARE MAANTA DOORASHADAN 13 NOVEMBER 2022 MUSE BIIXI LA BAABISO SIYAASADDA NIN LACAG URURSANAYA la safato DOORASHO damboo DHACAYSAA MA JIRTO.  DOORASHO dambe oo xalaala Somaliland ka dhacaysaa ma jirto waayo ururo xalaali soo biximaayaan. Marka Madaxweyne Muse Xusbiyada QARAN majirtaan yidhaa oo DOORASHO ma jirto iyaguna Madaxweyne ma tihid. Dawladinimadu WAA Heeshiis Bulsho oo distoor dhigatay Marka MA JIRTID IYO MA JIRTAAN AY GAADHO HEESHIISKII BULSHO WUU JABAYAA MARKAA MARXALAD CUSUB OO DAGAAL IYO CASHUUR LAAAN AH BAA LA GELAYAA WAANA DAGAAL SOKEEYE IYO ISMAAN DHAAF. 

MAANTA WAQTI YAR BAYNU HAYSANAA MAXKAMADDA SARE AYAA WAXAA SOO SOCDA KA HORTEGI KARTA OO XAAR 14 KU CELIN KARTA BAAR LAMAANKA AY SHAQADII SII TAHAY (THAN THE TENSION IS GOING DOWN TO NORMAL).

MAXKAMADDA SARE SHARCIGA HA EEGTO HADDAY BELAAYO RABTA A JARKA HA ISKA XOORTO SIDA ABIE AHMED IYO SOMALIA MARKAA GEESKA LA WADAAGO XAALADDA KU JIRTAAN.