Waxa lagu jiraa suuqa January iyada oo kooxaha reer yurub suuqa ugu jiraan sidii ay u xoojin lahaayeen kooxooda qaybta dambe ee xilli ciyaareedka.

Dhanka kale waxa jira xiddigo ku jira bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskooda kuwaas oo qaab xor ah uga tagi kara kooxaha ay haatan joogaan.

Xiddigo waaweyn oo magac ku leh kubada cagta kana mid yihiin Mbaope, Bale, Modric ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha xorta noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Wagrayska The Sun ayaa soo saaray shaxda ugu fiican ee laga sameeyay xiddigaha xorta noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Free Transfers For 2022 Include Pogba, Mbappe, Bale And Modric As 539  Players Enter The Last Six Months Of Their Contracts. - Olx Praca