Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 3-aad ee tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan kaas oo ay isku dheceen kooxo premier League ah.

Tartanka waxa ka qayb gali doona 64 kooxood kuwaas oo ku dagaalami doona wareega xiga ee tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Kulamada wareega 3-aad ayaa la ciyaari doonaa bisha January ee bilowga sanadka cusub ee 2022 iyada oo kooxaha ka qayb galaya isha ku hayaan tartanka.

Kooxaha waaweyn ee premier League Manchester United, Manchester City,Liverpool, Arsenal & Chelsea ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan wareegan.

Hadaba Halkan Hoose kaga bogo Isku aadka oo dhamaystiran:

Boreham Wood/St Albans vs AFC Wimbledon

Yeovil Town vs Bournemouth

Stoke City vs Leyton Orient

Swansea City vs Southampton

Chelsea vs Chesterfield

Liverpool vs Shrewsbury Town

Cardiff City vs Preston North End

Coventry City vs Derby County

Burnley vs Huddersfield Town

West Bromwich Albion vs Brighton and Hove Albion

Kidderminster Harriers vs Reading

Leicester City vs Watford

Mansfield Town vs Middlesbrough

Hartlepool United vs Blackpool

Hull City vs Everton

Bristol City vs Fulham

Tottenham Hotspur vs Morecambe

Millwall vs Crystal Palace

Port Vale vs Brentford

Swindon Town vs Manchester City

Wigan Athletic vs Blackburn Rovers

Luton Town vs Harrogate Town

Birmingham City vs Plymouth Argyle

Manchester United vs Aston Villa

Wolverhampton Wanderers vs Sheffield United

Newcastle United vs Cambridge United

Barnsley vs Ipswich Town/Barrow

Peterborough United vs Bristol Rovers

West Ham United vs Leeds United

QPR vs Rotherham United

Charlton Athletic vs Norwich City

Nottingham Forest vs Arsenal