Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA DAAH FURAY HINDISAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAARAN
 MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA DAAH FURAY HINDISAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAARAN
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BAYDHABO KA DAAH FURAY HINDISAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAARAN

by Fitaah Diinle January 18, 2023 7 0 Comment

AA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo kaga qayb galay Munaasabadda Daah-furka Ololaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran wejiigiisa deegaanada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha oo dul istaagay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dhulkeenna iyo khatarta ay dalka ku hayaan Nabaad guurka iyo Xaalufinta deegaanka ayaa adkeeyay in loo midoobo badbaadada dheekaanka Soomaaliyeed isaga oo faray Maamulada heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolka Baay in ay Shacabkaka ku dhiiri galiyaan abuuridda dhirta si uu u guuleysto Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran.

โ€œHadafkeennu waa Soomaaliya Cagaaran oo Barwaaqo ah, Abaaraha iyo Roob yarida nagu soo laalaabatay waa Qadar Alle balse waxaa loo aaneeyaa geedo yaraanta iyo xaalufka deegaanka. Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo waa in ay hormuud u noqdaan Olalaha dhir beerista, Shacabkana ku dhiiri galiyaan in ay Geedo badan beeraanโ€.

Munaasabadda Daah-furka Hidisaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed, Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiiro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah iyo Qaar ka mid ah Dhallinyaraha magaalada Baydhabo.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 32

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.