Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. DUQA CAASIMADA HARGAYSA OO MAANTA KORMEERAY QEEYBO KA MID AH MEELAHA AY KA SOCDAAN ISDIIWAANGILINTA.
 DUQA CAASIMADA HARGAYSA OO MAANTA KORMEERAY QEEYBO KA MID AH MEELAHA AY KA  SOCDAAN ISDIIWAANGILINTA.
Wararka

DUQA CAASIMADA HARGAYSA OO MAANTA KORMEERAY QEEYBO KA MID AH MEELAHA AY KA SOCDAAN ISDIIWAANGILINTA.

by Fitaah Diinle January 1, 2023 42 0 Comment

AA

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Duqa Caasimadda Hargeysa Md. Abdikarim Ahmed Mooge oo ay ku weheliyaan Ku Xigeenka Duqa Caasimadda Hargeysa, Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Hargeysa iyo Siddeed ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.

Waxa ay koormeer dardargalin ah ugu baxeen goobaha ay ka socoto isdiwaangalinta qaadashada Kaadhka Cod bixiyayaasha Somaliland ee Degmooyinka D’-da ah, ee hoos yimaada Gobolka Maroodi-Jeex.

Waftigan oo Affarta Maalmood ee soo socda iskugu mari doona Degmooyinka kala ah: Degmada Daara-salaam, Degmada Laas-geel oo ay sii hoos timaado (Dacar-budhuq), Degmada Cadaadlay, Dacarta, Sabawanaag, Balli-mataan iyo Farawayne.

Ujeedada Koormeerkan ayaa daaran sidii loogu wacyi galin lahaa dhamaan Muwaadiniinta dagan Degmooyinkaas, sidii loo xoojin lahaa in qof kasta oo muwaadin ahi u qaadan lahaa Kaadhka Codbixiyaha.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.