Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ-๐—ต๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ
 ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ-๐—ต๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ
Wararka

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜… ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—•๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฒ-๐—ต๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ

by Fitaah Diinle December 31, 2022 158 0 Comment

AA

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha, Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi iyo Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaaleynta ahna ku-simaha Wasiirka, Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir.

Raโ€™iisul Wasaare Xamse ayaa ka dhageystay, isla markaana suโ€™aalo muhiim ah ka weydiiyay masuuliyiinta wasaaradaha qorshooyinka hawleed iyo ballanqaadyada waxqabad ee ay soo bandhigeen kuwaas oo la doonayo in la fuliyo sanadka cusub ee 2023, iyada oo lagu saleynayo siyaasadda iyo barnaamijka xukuumadda #DanQaran.

Raโ€™iisul Wasaaruhu waxuu kula dardaarmay wasiirrada in la xoojiyo wadashaqaynta ka dhaxeysa heyโ€™adaha kale ee dowladda, Isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta, si guulo wax ku ool ah looga gaaro arrimaha horqabadka u leh Xukuumadda.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.